Wednesday 24 July 2013

Jilaaga ree masar ayaa noqday jilaagii u fiicnaa ee keenay musalsal ey inta badan kaheleen soomaalida gaar ahaan ragga jilaagan ayaa matalayay nin lacag leh islamarkaana afar xaas leh kuna caanbaxay inuu guursado hadba mida kadhaqaaqeysa gabdhaha carbeed hadaba waxaa dad badan soo jiitay xirfada uu adeegsanayay oo aheyd mid ey sameeyaan ragga lacagta leh oo ayagu u fududahay iney marwalba guursadaan gabdhaha quruxda badan ee ey dantu heyso. Waxaase su'aashu tahay gabdhuhu maxey u daneeyaan lacagta halka ey mustaqbalkooda ka taxadari lahaayeen? By weyrah

2 comments: