Maxaad kala socotaa sida loo isticmaalo gaadiidka miyiga
waxaa inta badan miyiga ka jirta biyo la'aan taasoo reer guuraagu ey
biyaha u doontaan masaafo aad u fog ayadoona ey u isticmaalaan gaadiid
ahaan awrta iyo dameeraha
sidoo kale xoolaha ayaa laga waraabiyaa ama loo arooriyaa masaafo fog
oo mararka qaar laga yaabo iney u sii dhaxaan habeen iyo labo habeen.
Kabaro bogan dhaqanka reer guuraaga by: weyrah
Masha allah waa gaadiid awrta
ReplyDeleteWaa gaadiid aan caadi aheyn
ReplyDelete